129 Episodes

  1. MUSUQA WASIIRKA CAAFIMAADKA UU KA WADO HAY,ADDAHA CAAFIMAADKA DALKA.

    Published: 10/16/2023
  2. DR. XASAN MAHADALE KA HADLAY WAXA SABABAY XIL KA QAADISTA LAGU SAMEEYAY

    Published: 10/15/2023
  3. WARAYSI XIISO LEH OO UU AMB, SALAAD CALI JEYLE SIIYAY HANOOLAATO.

    Published: 10/15/2023
  4. FADEEXAD. MW XASAN SHEEKH AYAA XILKA KA QAADAY GUDOOMIYAHA JAMACADA UMMADDA DR XASAN CUMAR MAHADALE

    Published: 10/15/2023
  5. WARBIXIN. XASUUQII SOOBE 6 SANO KADIB 14.oktober

    Published: 10/15/2023
  6. Xildhibaan Black DFS ka tirsan ayaa loo diiday ka qaybgalka aaska walalkii Magaalada Baydhabo loo waday.

    Published: 10/12/2023
  7. Hogaamiyaha SSC KHATUMO Mudane Firdhiye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho

    Published: 10/6/2023
  8. GALAD DHUUXL GEESIGA NOOL AYAA FASHILIYAY QARAXII DHUUSOMAREEB

    Published: 9/28/2023
  9. xuska Bisha Mawliid ayaa si wayn looga dareeemaya guud ahaan aduunka iyo gayiga soomaalida

    Published: 9/27/2023
  10. NIN WADNAHA DOOFAARKA LOOGU BEDELAD WADNIHIISII ,

    Published: 9/24/2023
  11. DACWAD LAGU SOO OOGAY 98 JIR QAYB KA AHAA XASUUQII DADKA YAHUUDA EE DAGAALKII LABAAD ADUUNKA

    Published: 9/16/2023
  12. SHIRKA APPLE IPHONE $200 BILLION DHAQAALE GAARAYA AYAY 2 MAALMOOD KU QASAARTAY

    Published: 9/16/2023
  13. Dowlada soomaaliya oo dafirtay qaraxii ka dhacay degmada dayniile 13.09.2023

    Published: 9/13/2023
  14. GERMALKA AYAA MARKII UGU HORAYSAY KU GUULAYSTAY KOOBKA FIBA EE ADUUNKA BASKETBALL 2023

    Published: 9/13/2023
  15. 25 jir soomaali ah ayaa dhibaato ba,an ku haya dadka ku nool Tuulada Mosbach ee dalka Jarmalka

    Published: 9/13/2023
  16. TIKTOK AYAA SOO KORDHIYAY BARNAAMIJ LACAG FIICAN LAGA SAMEYN KARO ,DHAGAYSO

    Published: 9/13/2023
  17. SUURTAGAL MATAHAY KOOXAHA ARGAGIXISO SOOMAALIYA IN LAGU WAREEJIYO ?

    Published: 9/8/2023
  18. SAHRA HUSSEIN NOOGA WARANTAY XAALADA SALZBURG EE DALKA AUSTRIA.

    Published: 7/22/2023
  19. XAALADA GUUD EE SOOMAALIDA KU NOOL MAGAALADA SALZBURG EE DALKA AUSTRIA.

    Published: 7/22/2023
  20. Ambassador Buuni Abdi. maxa sababay Xilka qaadista gudoomiyahii Hiiraan Cali Jeyte :

    Published: 6/19/2023

5 / 7

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….