Muqdisho Podcast
A podcast by Kamal
129 Episodes
-
Germany LACAGTA CAYRTA LAMA XAWILI DOONO
Published: 2/12/2024 -
ABİYE MARKALE HORTAGAY BARLAMANKA ETHOPIA AYAA HANJABAY
Published: 2/12/2024 -
GERMANY, GABAR TOOREEY LAGU GALIYAY
Published: 2/12/2024 -
BELED XAAWO DAD OROMO AYAA LAGU LAAYAY
Published: 2/12/2024 -
GERMANY FUDUDAYSEY DHALASHADA JARMALKA
Published: 2/12/2024 -
GERMANY, AQALKA SARE AYAA ANSIXIYAY SHARCIGA DHALASHADA JARMALKA
Published: 2/12/2024 -
GIANNI INFANTINO MADAXWEYANAHA FIFA AYAA AMAANAY CAYAARAHA SOOMAALIYA
Published: 2/12/2024 -
BAHDIL: DOOD LAGU BAHDILAY QOF SOMALİLAND AH
Published: 2/12/2024 -
MW XASAN SHEEKH SHILKII ITALIA IYO HADAL ADAG UU YIRI
Published: 2/12/2024 -
MACALIN SCHOOL AYAA LAGU DILAY MUQDISHO WADAJIR.
Published: 2/12/2024 -
XERADA G.GORDON QASAARE XOOG LEH AYAA LAGA SHEEGAYAA.
Published: 2/12/2024 -
OROMO LAGA TARXIILAY BOOSAASO PUNTLAND
Published: 2/12/2024 -
SARAAKIISHA IMAARAATKA CARABTA EE LAGU LAAYAY XERADA G,Gordon
Published: 2/12/2024 -
AKRAM CAFIIFA DABAAL DEG QURUX BADAN SAMEYEY GUUSHII QATAR KOOBKA ASIA
Published: 2/12/2024 -
GUDIGA WAX-KABEDELKA DASTUURKA AYAA SOO JEEDIYAY
Published: 2/12/2024 -
ABİYE AHMED TAHRIIB KU GALAYA SOMALİLAND.
Published: 2/12/2024 -
IVORY COAST AYAA KU GUULAYSATAY AFRICAN CUP OF NATIONS 2024
Published: 2/12/2024 -
MW XASAN SHEEKH XILIGII MUCAARADKA AHAA DASTUURKA MUXU KA YIRI.
Published: 2/12/2024 -
Police soomaaliya abaal Marin ku bixinaya eedeysanayaal baxsad ah
Published: 2/10/2024 -
Hishiiska soomaaliya iyo Turkiya ee difaaca iyo dhaqaalaha Maxa ku xusan
Published: 2/10/2024
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….