Taliye Shuute ka hadlay dhibaatada uga timaada dacwadaha ay qaadaan iyo xakunada maxkamadu rido,
Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Categories:
Send us a text taliye shuute hadal jeedintiisa waxa uu uga hadlay dhibtaada ay kala kulmaan dacwadaha ay qaadaan , qoysaska loo xakumo in loo qisaaso dambiilaha waxa ay dib u dhigaan qisaasta sababtoo ah waxa ay sugayaan diyo in ay ka qaataan reerka wax dilay, Support the show