Siyaasi Mohamed Shiine Shir jaraa,id kaga waramay xaalkada dalka marayo

Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Send us a text Siyaasi Mohamed Shiine ayaa shirkiisa jaraa,id maanta kaga waramay xaalka dalka marayo. sidoo kale wuxu bogaadiyay madaxda dalka gaar ahaan Madaxwayanaha dowlada soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo Agaasimaga Hay,adda NISA mudane Mahad Salaad oo uu ku amaanay guulaha waawayn ka gareen la dagaalanka argagixisada Alshabab, Support the show