Sheekada Odey Wayeel iyo sedexdiisa wiil dhaxalka

Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Send us a text sheekada Dhaxalwka Odeyga Wayelka beri baa waxaa jiray Odeyga Wayelka oo sedex will dhalay waxaa damacay in uu dhaxalka u qeeybiyo wilashiisa aabahai ayaa wilshasiis ku dhahay waxaan doonay qofkii aan beraha masuulka uga dhigilah. waxaan samey xujo qofkii ka baxa ayaan u dhibaa aabahii aya waxaa kenay xujo taas oo ah wilashii ayuu u dhibay miro abuur ah waxaan u faray qofkast beertis inuu ku abuuro. labo kamid ah wiilsha ayaa waxa bedel...