Meeydka Shiikh Ooyaaye oo Muqidshu Lagu Duugay iyp Qudbada Madaxweyne Dani uu ka Jediye Parlamka PL
Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Categories:
Send us a text Shiikh ooyaaye oo aas weeyn loo sameye AUN Sheekh Maxamed Sheekh Ooyaaye oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa lagu aasay magaalada Muqdisho. Aaska ayaa ka dhacay deeganka calada ee duleedka magalda muqdisho. Aaska shiikha ayaa waxaa ka sooqeeybgaly kumanaan qofood oo ay kamid yahiin culmmaudiin, gancasto iyo siyaasiyiin. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulahi Dani ayaa Maanta furay kal-fadhiga 53-aad ee golaha Wakiillada dowlad gaobledk...