Dood Siyaasadeed Waxka Bedelka Dasturka iyo Dowladnimada Presidential iyo Parlimentry

Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Send us a text dood dhexmartay Lataliayaah a Maxweynaha arimaha JFDS Mduane Xasan Shiikh Maxmuud ee arimaha Dasturka iyo Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo ka biyo diidan qaabka ay dowald ugu dhex milantay hoowsha barlamaanka doodaan aya aheyd mid diirada sartay qaabka wax looga bedeliakro dasturka iyo masiirka Somaliland. taas oo uuka hadlay Xildhaab yusuf Gama'diid oo ka tirsan golaha shacabka barlamanka 11aad. iyo xuseyn shiikh amxmuud oo ah lataliye sar...