Buundo laga dhisay maagalada Muqdisho, Tahriibayaal dalka dib loogu soo celiyay
Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Categories:
Send us a text Buundo laga dhisay maagalada muqdishu Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaaale ayaa xarriga ka jaray buundo loogu tala galay fududeynta isu socodka bulshada guud ahaan iyo gaarhaan ardayda iskoolada degmada waaberi. Buundadan wax dhisay Shirakada a Alburuuj waxaana dhaqalaha badan ku bixiye shirkada hormuud oo codsigeeyna aqbashay Iskaashiga Ururada Bulshada Rayidka ...